You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Salva Kiir oo magaacabay taliye ciidan oo cusub
Published
Madaxweynaha Koonfur Sudan, Salva Kiir, ayaa xilkii ka qaaday taliyaha ciidamada milateriga ee dlakaasi, Jeneral Paul Malong.
Ilaa iyo hadda lama sheegin sababta xilka looga qaaday balse maamlihi u dambeeyay waxa shaqada iska casilay madaxda sar sare oo ka tirsan ciidanka Koonfur Sudan.
Dad badan ayaa walaac ka muujiyay qaraabo kiil iyo dembiyada dagaalada sokeeye ee ka dhashay colaada dalkaasi ka jirtay afartii sano ee la soo dhaafay
Jeneral Makong waxa lagu bedelay Jeneral James Ajong.