Daawo: Wareysi aan la yeelanay Ilhaan Cumar

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Wareysi aan la yeelanay Ilhaan Cumar
Published

Waxa ay taariikh ka dhigtay doorashadii Mareykanka ee sanadkii hore, iyada oo noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaalida Mareykanka oo xildhibaan ka noqda Mareykanka. Ilhan Cumar waxaa loo doortay aqalka wakiilada ee gobolka Minnesota bishii November, maalmo kadib markii Donald Trump uu ku eedeeyay Soomaalida soo galootiga ee Minnesota inay faafinayaan fikrado xag jir ah.

Telefishinka BBC Soomaali ayay uga warrantay nolosheeda iyo sida ay Soomaaliya uaga soo tagtay.