Dabkii ugu xumaa ee Chile ka dhaca oo magaalo burburiyay

Qoraalka Muuqaalka, Dadka deegaanka iyo shaqaalaha gurmadka degdega ah ayaa daminaya dabka ka kacay gobolka Bio-Bio
Published

Gurmad caalami ah oo dheeraad ah ayaa Chile gaaraya si ay uga caawiyaan dabkii ugu xumaa ee soo mara taariikhda dambe

Ruushka ayaa u diray diyaarad casri ah oo awooda biyo badaan si ay dab daminta ugu qaybqaadato.

Dabka aadka u fidaya badankiis wuxuu ka dhacayaa gobolka dhexe ee dalka Chile waxaana gacan ka gaystay dabaylo xoog badan cimilada oo kulul iyo abaaro dabo dheeraaday.

Dabka ayaa gabi ahaanba burburiyay magaaalada Santa Olga

Magaalada Santa Olga, 1,000 guri ayaa dhulka la sinmay
Qoraalka sawirka, Magaalada Santa Olga, 1,000 guri ayaa dhulka la sinmay
Goobtan waxaa laga helay hal gabdh, 6,000 oo ruux oo dadkii deegaankaas ah ayaase isaga baxsaday iyaga oo badqaba.
Qoraalka sawirka, Goobtan waxaa laga helay hal gabdh, 6,000 oo ruux oo dadkii deegaankaas ah ayaase isaga baxsaday iyaga oo badqaba.
Dadka ayaa la qaxay xoolahoodii iyadoo uu dabku sii faafayo
Qoraalka sawirka, Dadka ayaa la qaxay xoolahoodii iyadoo uu dabku sii faafayo
Dad badan ayuu hoy la'aan ka dhigay dabku
Qoraalka sawirka, Dad badan ayuu hoy la'aan ka dhigay dabku
Dabab badan ayaa burburiyay 238,000 oo hektar, waaxda kaymaha qarankuna waxay sheegtay in uu dabku wali sii xoogaysano
Qoraalka sawirka, Dabab badan ayaa burburiyay 238,000 oo hektar, waaxda kaymaha qarankuna waxay sheegtay in uu dabku wali sii xoogaysano
Dab damiska ayaa ka murugaysan shan ka mid ah shaqaalaha oo dhintay iyagoo dadka ka badbaadinaya khatarta.
Qoraalka sawirka, Dab damiska ayaa ka murugaysan shan ka mid ah shaqaalaha oo dhintay iyagoo dadka ka badbaadinaya khatarta.