Daawo: Gaari dad lagu dardarsiiyay suuq ku yaala Jarmalka
Published
Laba iyo toban qof qof ayaa ku dhintay ilaa konton kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii gaari wayn lagu dardarsiiyay dad jooga suuq Chrismas-ka ee magaalada Berlin, sida uu sheegay boliiska