Daawo: Taariikhda Fidel Castro

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Taariikhda Fidel Castro
Published

Daawo: Taariikh nololeedka hoggaamiyihii ugu xukunka dheeraa adduunka Fidel Castro, oo xalay geeriyooday isagoo 90 sano jir ah. 50 sano ayuu ka talinyay Cuba, Mareykanka ayuuna naceyb xooggan u qabay.