Daawo: Macallin masiixi ah oo qur'aanka bara Muslimiinta

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Macallin masiixi ah oo qur'aanka bara Muslimiin
Published

Daawo: Ayaad waa macallin Masiixi ah oo ku nool dalka Masar, Qur'ankana bara arday Muslimiin ah.