Bilicda deegaanka iyo duurjoogta Botswana

Published

Sawirro aad u qurux badan oo laga soo qaaday bilicda deegaanka iyo duurjoogta dalka Botswana

Maroodiyo ku qabaysanaya beerta xayawaanka ee Chobe National Park
Qoraalka sawirka, Anna Sobotka oo markii u horaysay booqatay Afrika ayaa sheegtay "in aysan filaynin in ay aragto quruxda iyo sumcadda uu dalka Botswana leeyahay" sawirkan maroodiyada biyaha isku qaboojinayana waxay ka qaaday beerta xayawaanka ee Chobe National Park
Sawir kale oo Anne May ay ka soo qaaday beerata xayawaanka ee Chobe National Park, markanse waa Gari biyo cabaya
Qoraalka sawirka, Sawir kale oo Anne May ay ka soo qaaday beerata xayawaanka ee Chobe National Park, markanse waa Gari biyo cabaya
Shinbir qurux badan oo duulaysa
Qoraalka sawirka, Shinbir qurux badan oo duulaysa
Geed wayn
Qoraalka sawirka, Geed wayn
Sawir laga qaaday tartan baabuur wadid oo lagu qabtay saxaraha sanadkii 2015
Qoraalka sawirka, Sawir laga qaaday tartan baabuur wadid oo lagu qabtay saxaraha sanadkii 2015
Sunset in the Okavango Delta
Qoraalka sawirka, Gabal dhaca Okavango Delta.
Dabangaale taagan Makgadikgadi Pans oo ay cadceeddu ka sii dhacayso
Qoraalka sawirka, Dabangaale taagan Makgadikgadi Pans oo ay cadceeddu ka sii dhacayso
Waqooyiga Okavango Delta
Qoraalka sawirka, Waqooyiga Okavango Delta
Sawirkan muujinaya haramacadka Afrika waxaa qaaday Kim Picket oo subax hore maraya beerta xayawaanka ee Chobe National Park oo ku yaala dalka Koonfur Afrika
Qoraalka sawirka, Sawirkan muujinaya haramacadka Afrika waxaa qaaday Kim Picket oo subax hore maraya beerta xayawaanka ee Chobe National Park oo ku yaala dalka Koonfur Afrika