Sawirro: Ganacsiga Islii weerarkii Westgate kaddib

Published

Sawirro: Ganacsiga Islii weerarkii Westgate kaddib

Ganacsatada Islii ayaa sheegaya in ganacsiga uu hoos u dhacay, iyadoo raashiinka uu dhooban yahay dukaamada iyo xitaa waddooyinka
Qoraalka sawirka, Ganacsatada Islii ayaa sheegaya in ganacsiga uu hoos u dhacay, iyadoo raashiinka uu dhooban yahay dukaamada iyo xitaa waddooyinka
Darwaliinta baabuurtan xamuulka ayaa sheegaya in aanay jirin shaqo, waxay sheegayaan in baabuurta ay is barbar dhigeen oo shaqo ay ku sugayaan.
Qoraalka sawirka, Darwaliinta baabuurtan xamuulka ayaa sheegaya in aanay jirin shaqo, waxay sheegayaan in baabuurta ay is barbar dhigeen oo shaqo ay ku sugayaan.
Darawaliinta ayaa sheegaya in dadkii raran jiray baabuurta ay yaraadeen ganacsigii Islii oo hoos u dhacay awgeed.
Qoraalka sawirka, Darawaliinta ayaa sheegaya in dadkii raran jiray baabuurta ay yaraadeen ganacsigii Islii oo hoos u dhacay awgeed.
Ganacsiga Islii waxaa kale oo saamayn ku yeeshay waddada weyn ee xaafadaas oo la dhisayo.
Qoraalka sawirka, Ganacsiga Islii waxaa kale oo saamayn ku yeeshay waddada weyn ee xaafadaas oo la dhisayo.
Ganacsatada garab ku raratada ee Islii ma sugayaan inta laga dhamaynayo waddada oo waxay miisas dhigteen waddada dhexdeeda.
Qoraalka sawirka, Ganacsatada garab ku raratada ee Islii ma sugayaan inta laga dhamaynayo waddada oo waxay miisas dhigteen waddada dhexdeeda.
Waddada oo dhan waxaa qabsaday ganacsato yar yar oo iibinayo isla alaabta lagu hayo dukaamada. Ganacsatada ayaa sheegaya in arrintan ay uga sii dartay xaaladdooda murugsan weerarkii Westgate kaddib
Qoraalka sawirka, Waddada oo dhan waxaa qabsaday ganacsato yar yar oo iibinayo isla alaabta lagu hayo dukaamada. Ganacsatada ayaa sheegaya in arrintan ay uga sii dartay xaaladdooda murugsan weerarkii Westgate kaddib