You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.

Take me to the main website

Somaliland oo ka hadashay warmurtiyeedkii G7 ee khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya

Tebin toos ah

Tebin toos ah

  1. Tusmada nabadda adduunka iyo Soomaaliya oo gashay kaalimaha ugu liita

  2. Maxay fallanqeeyayaashu ka yiraahdeen saamaynta ay ku yeellanayso madasha xubnaha ka baxay maxayse dowladda ugu dhigan tahay?

  3. Maxaa ku qorana warqada ay xaaska Erdogan u dirtay dhigeeda Maraykanka Melania Trump?

  4. Sidee u dhacday doorshada guddoonka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya?

  5. Safiirkii hore ee Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya oo sheegay sababta aysan Shabab u gaarin Puntland iyo Somaliland

  6. Laba qoddob oo Rooble ku soo hadal qaaday shirkiisa jaraa'id iyo sida ay u aragto dowladda Soomaaliya

  7. Falastiiniyiinta oo bilaabay inay qaxaan iyo ciidamada Israa'iil oo afka hore oo magaalada taagan

  8. Saynisyahanno ogaaday noocyo geri jaadgooni ah mid kamidana Soomaaliya laga helo

      • Author, Abdishukri Haybe
      • Role, Saxafi BBC, Somali

    Qiimayn cusub oo taariikhi ah ayaa si rasmi ah u aqoonsatay afar nooc oo geri ah, taas oo meesha ka saartay kala saarista naasleyda dhulka ugu dheer adduunka oo loo haystay markii hore in ay tahay ah hal nooc. Dib-u-eegistii kala saarista ay fulisay Ururka Caalamiga ah ee Ilaalinta Deegaanka ayaa la qiimeeyay xogta hidda-socodka taasoo muujisay fariga weyn ee DNA-da ee u dhexeeya dhowr nooc oo geri ah. Khubaradu waxay sheegeen in natiijooyinkan - oo daba socda daraasado hore oo la mid ah - ay caawin doonaan dadaallada ilaalinta geriga ee gobollada Afrika ee ay ku nool yihiin.

    Gerigu waa mid ka mid ah abuurenayaasha Eebbe ee dunida ugu jaadgoonisan aduunka aadna loo jecel yahay, had iyo jeerna loo maleeyo inuu yahay hal nooc. Laakiin hadda saynisyahano ka tirsan Ururka Caalamiga ah ee Ilaalinta Deegaanka ayaa sheegaya in aan soo dhaweyn karno saddex nooc oo kale oo naasley ah oo adduunka ugu dheer.

    Ma ahan markii ugu horeysay ee cilmi-baarayaashu ay soo jeediyaan in ay jiraan afar nooc oo ka mid ah kuwan caanka ah ee ku dul wareegaya meeraheena, laakiin qiimeyntii ugu dambeysay ayaa ku dhejisay shaambad rasmi ah.

    Sidee saynisyahannadu u soo saareen? Maxayse uga dhigan tahay mustaqbalka xayawaanka?

    Saynis yahanadu waxay isbarbardhigeen xajmiga madaxa iyo qaabka madaxa geriyada kala duwan waxayna ku soo gabagabeeyeen in ay jirto kala duwanaansho hiddeside oo ugu filan afar kooxood in loo tixgeliyo noocyo kala duwan.

    Cilmi-baadhayaashu waxay eegeen sifooyinka dabiiciga ah ee Afrika oo dhan sida saxaraha, webiyada iyo dooxooyinka kuwaas oo kala saari kara xayawaanka waagii hore, taas oo macnaheedu yahay inay si gooni ah u kala duwan yihiin midba midka kale.

  9. 'Garsoorihiii ugu fiicnaa dunida' iyo xiriirkii kala dhaxeeyay Soomaalida

  10. Xaggee loo waday Haramcadka ay Somaliland qabatay

  11. Puntland oo ka jawaabtay eedeyn la xiriirta ganacsi sharci darro ah oo wali ka socda deegaanadaas

  12. Xamaas oo oggolaatay Xabad-joojin iyo ilo-wareed ka tirsan kooxd oo BBC-da la hadlay

  13. Haweenka maamulka Waqooyi-Bari iyo saluuga ay ka qabaan saamiga uga soo aaday barlamaanka

  14. Mareykanka oo joojiyay fiisooyinka dadka caafimaad ahaan ugasoo safra Gaza

  15. Madaxweyne ku xigeenka Jubaland: Waxaan ka walaacsanahay maamul dowladda federaalku ka dhisayso Garbahaarey

  16. Maxaan ka ognahay hoggaamiyaha Falastiiniga ah ee Marwan Barghouti, oo wasiir Israa'iili ah ugu hanjabay xabsiga dhexdiisa?

  17. Falcelinta Soomaaliya iyo Somaliland ee hadalkii Senator Ted Cruz ee Aqoonsiga Somaliland

  18. Waa kuma Siyaasiga miisaanka culus ee taageeray aqoonsiga Somaliland

  19. Maxaad ka taqaanaa taariikhda garoonka Horseed ee Muqdisho?

  20. Samir Halila: Waa kuma ninkan la sheegay in uu la wareegayo maamulka Gaza?