Ururka Xisbullah oo sheegay in ay soo rideen diyaarad ay leedahay Israa'iil

Halkan kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Xamaas iyo Israel iyo wararka kale ee Soomaalida iyo Caalamka

Tebin toos ah

  1. Sirdoonka Maraykank: Qorshaha Iran ee ah inay disho dad Maraykan ah meel 'meel sare ayuu gaaray'

  2. Qof si dirqi ah uga badbaaday dhismihii ku dumay Islii oo BBC-da la hadlay

  3. Cilmi-baaris: Bukaannada Soomaaliyeed oo malaayiin doollar ku bixiya daaweyn dibadda ah

  4. Wararkii ugu dambeeyay xaaladda magaalada Mooyaale oo uu iska hor imaad ka dhacay

  5. Daraasad lagu ogaaday in halista Kansarka Naasaha uu Somaliland ku sii kordhayo

  6. Trump oo lagu amray inuu su'aalo dhaar la socoto kaga jawaabo dacwadda BBC-da

  7. Ilhaan Cumar oo sheegtay in weerar 'aan caadi ahayn' oo lagu qaaday gurigeeda uu ku qasbayo inay gurigaas ka guurto

  8. Qaar ka mid ah mucaaradka Xasan Shiikh oo taageeray doorashada dowladiisu ka qabatay Galmudug ee ay horrey u dhaliileen

  9. Culeys intee la eg ayay Ilhaan wajahaysaa, maxaase dhici kara?

  10. Hoggaamiyaha Cusub ee Galmudug oo BBC-da la hadlay kadib doorashadiisa maanta

  11. Maxaa keenay dib u gurashada degdegta ah ee TPLF, maxaase dhici kara oo soo socda

  12. Trump oo mar kale wax ka sheegay Soomaaliya kuna dhawaaqay in Ilhaan Cumar ay wajihi karto xabsi

  13. Sidee maxkamad ku taalla Gaalkacyo u xallisay kiiska wiil lagu muransanaa aabaha dhalay, maxaase DNA loo qaadi waayey

  14. Abiy Ahmed oo sheegay in Eritrea wajihi doonto cawaaqib xun hadii ay sii waddo 'ku tiirsanaanta wadamada kale'

  15. Baadari u dhashay Kenya oo ku eedeysnaa inuu waalidiinta ku amray inay carruurtooda gaajo ku dilaan oo lagu helay dambi

  16. Obama oo difaacay Ilhaan Cumar, kana digay in hay'adaha federaalka loo adeegsado cadaadis siyaasadeed

  17. Titanic: Sheekada ninkii keliya ee Afrikaan ahaa ee saarnaa markabka

  18. Wax ka ogoow dibadbaxyada Faransiiska ee sababay in la xiro 1,200 oo qof, bililiqo iyo dab lagu dhajiyay dhismayaal

  19. Soomaaliya oo garaacday Kenya, Tanzania iyo Rwanda iyadoo mar kale dhigtay taariikh weyn

  20. Weerarrada sii kordhaya ee Xuutiyiinta iyo heshiiska difaaca Maka: Muxuu Turkigu samaynayaa si uu u taageero Sacuudiga?