You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Diyaaradda aan duuliye lahayn oo lagu weeraray guriga ra'iisul wasaaraha Israa'iil
Waxaa la sheegay in xilligaas uusan goobta joogin balse diyaaradda lala beegsaday hoygiisa
Tebin toos ah
Waddamadee ahaayeen kuwii uga digay Xamaas inuu ku soo socdo weerar ay Israa'iil ku beegsanayso xaruntooda Dooxa
Waa kuma hogaamiyaha Xamaas ee ku jiray dhismaha ku yaalla Dooxa ee ay Israa'iil duqaysay
Weerar Israa'iil ku qaadday Suuriya iyo dowladda Axmed al-Sharaa oo ka hadashay
Israa'iil oo burburisay dabaqii labaad ee ugu dheeraa Qasa iyadoo weerarka ay ku hayso Magaalada uu sii xoogeysanayo
Ururka ugu weyn dunida ee daraasaadka xasuuqa: "Israel waxay buuxisay shuruudaha sharci ee xasuuq ka dhacay Qasa"
Abuu Cubayda: Ninkii wajiga duuban jiray ee Israa'iil xaqiijisay in ay dishay
Maxaa laga ogyahay tirada madaxda kooxda Xuutiyiinta Yemen ee ku dhintay duqayn ka dhacday Sanca?
Xamaas oo oggolaatay Xabad-joojin iyo ilo-wareed ka tirsan kooxd oo BBC-da la hadlay
Mareykanka oo joojiyay fiisooyinka dadka caafimaad ahaan ugasoo safra Gaza
Maxaan ka ognahay hoggaamiyaha Falastiiniga ah ee Marwan Barghouti, oo wasiir Israa'iili ah ugu hanjabay xabsiga dhexdiisa?
Nidaamka qarsoodiga ah ee Xamaas ay ku bixiso mushaaraadka dowladda
Waa kuma wasiirkan Israa'iiliga ah ee ay muslimiinta sida weyn uga caroodeen fal uu dhawaan sameeyey
Xamaas oo diidday inay hubka dhigto shuruud adagna ku xirtay
Ingiriiska oo aqoonsanaya Falastiin iyo dalal Islaam ah oo doonaya inay Xamaas hubka dhigto
Imaaraatka iyo Urdun oo gargaar hawada uga soo daadiyay Qasa
Digniin: Ku dhowaad saddex meelood meel reer Qasa cunto ma cunaan
Faranskiisa oo ku dhawaaqay inuu aqoonsanayo dowlad Falastiin leedahay
'Waxay bukaannada ku toogteen sariiraha' – BBC oo maqashay xasuuq ka dhacay isbitaalka Suweida
Iiraan: "Dagaal ma doonayno, balse diyaar ayaan u nahay in aan Israa'iil weerarno"