You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.

Take me to the main website

Dagaalkii Laascaanood oo maalintii lixaad galay iyadoo aysan dhaqan gelin xabbad joojintii

Tebinta tooska ah ee BBC Somali

Tebin toos ah

  1. Waa kuma horjoogaha Al-Shabaab ee markuu dowladda isku soo dhiibay ay doodda ka dhalatay

  2. Maxaan ka ognahay dilka taliyihii hay'adda NISA ee degmada Doolow?

  3. Maxaa ka jira in 'nolol iyo geeri' lagu la'a yahay askarta dowladda ee Cowsweyne?

  4. Masuuliyiinta Hindiya oo xiray iskuul lagu dharbaaxay wiil Muslim ah

    Maamulka Hindiya ayaa xiray iskuul gaar loo leeyahay oo ku yaala gobolka Uttar Pradesh halkaas oo macalin ay ardayda ku boorisay inay dharbaaxaan wiil ay isku fasal yihiin oo Muslim ah.

    Muuqaal laga soo duubay macalimadda oo lagu magacaabo Tripta Tyagi oo u sheegaysa wiilasha dhigta Dugsiga Dadweynaha ee Neha inay dharbaaxaan arday toddobo jir ah oo ay isku fasal ahaayeen ayaa dhalisay cambaarayn ballaaran.

    Macallimadda ayaa sheegtay in dhacdadaasi aysan wax lug ah ku laheyn in ilmahaasi uu Muslim yahay. Xiligaas, booliisku waxa ay sheegeen in la maqlayey iyada oo leh carruurta muslimiinta ah ee waalidkood aysan u fiirsan waxbarashadooda waa in cashar la baro.

  5. Khadar Bashiir: Waa kuma orodyahanka Soomaaliya uga qeyb galay tartanka orodka?

  6. Khadar Bashiir: Waa kuma orodyahanka maanta Soomaaliya uga qeyb galay tartanka orodka?

  7. "Yaxaaska" oo ku guuleystay doorashadii dalka Zimbabwe

  8. Waa imisa tirada maxaabiista iyo gaadiidka ay SSC sheegteen inay Somaliland uga qabsadeen Goojacadde?

  9. Sidee ayay Muslimiinta Koonfur Afrika u badbaadiyeen Qur'aankan la qoray boqollaal sano ka hor?

  10. Afar Arimood oo ay caan ku noqotay Ceelbuur magaalada Shabaab laga qabsaday galabta

  11. Qaabkii ay ciidamada SSC ula wareegeen xerada Goojacadde

  12. Garaadada Sool oo ka hadlay ‘qabsashada Goojacadde' iyo waxay ka yeelayaan 'maxaabiis laga qabtay’ Somaliland'.

  13. Maxay usoo badanayaan dadka jiifka lacagta ku sameeya ee tooska loo daawado

  14. Maxay tahay cabsida ay wajahayaan caawa TikTookleyda Soomaaliya?

  15. Sidee lagu dhisay dekedda Garacad?

  16. Maxaan ka ognahay Xerada Goojacadde?

  17. Muxuu ahaa guriga mucjisada ah ee aan ku guban dabkii ka kacay Hawaii

  18. Waxa ay Ceelbuur uga dhigan tahay Al Shabaab iyo kaalinta Shisheeyaha

  19. Daladda Bariga Afrika: Soomaaliya oo su'aalihii ugu dambeeyay lagu weydiinayo Nayroobi

  20. Sidee 'Xarash iyo Madax' ay kuu siin karaan go'aan arrin aad ku wareersanayd