Waxaan intaas ku soo gabagabaynaynaa tebintii tooska ahayd ee aan maanta oo Arbaca ah wadnay.
Mahadsanidiin.
Sheekooyinkii ugu waaweynaa maanta.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Boorarkii musharraxnimada ee iigu dhegenaa magaalada waan iska fujiyay”
In ka badan 15 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay duleedka Balcad
Afarta digniin ee ugu culus ee dowladda Soomaaliya loo diray








