Soomaaliya oo xil sare ka heshay Qaramada Midoobey

Xigashada Sawirka, Safaaradda soomaaliya ee Mareykanka
Tobonaan sanno kaddib Soomaaliya waxaa loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey gaar ahaan fadhi xileedka 75-aad,waxaa xilkaas loo doortay Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle).
Soomaaliya ayaa 33 sanno kaddib dib u heshay kursigan.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan





