Stadium Muqdisho: Garoonkan oo lagu qabanayo tartan kubadda cagta ah
Published
Tartanka horyaalka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa si xiiso leh dib uga bilowday garoonka istaadiyo Muqdisho. Taas waxay ka dhigan tahay in markii ugu horreysay tartanka lagu qabanayo, tan iyo markii garoonka dib loo dayactiray.
Maxamed Cumar Baakaay oo ka faallooda ciyaaraha, kuna sugan Muqdisho ayaa arrintaas uga warramay Weriyaha BBC, Mowliid Xaaji Cabdi.
