Dhegeyso: Jawiga Hargeysa iyo sida doorashada loogu diyaar garoobayo

Qoraalka Codka, Doorashada ayaa lagu wadaa inay dhacdo berri
Dhegeyso: Jawiga Hargeysa iyo sida doorashada loogu diyaar garoobayo
Published

Waxaa maalin uun ay ka harsan tahay doorashada isku sidkan ee madaxtooyada iyo ururrada ee Jamhuuriyada iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland.

Waxaan eegaynaa digaar gorowgii ugu dambeeyey ee doroashadaas oo la filayo in dadku u dareeraan bari oo Arbaco ah.

Somaliland ayaa galaysa mid ka mida doorashooyinka indhaha lagu hayo oo ay ku hardamayaan saddex xisbi iyo toddoba urur.