Dhegeyso: Mareykanka iyo Imaaraatka Carabta oo duqeymo la beegsaday Daacishta Puntland ku sugan
Dhegeyso: Mareykanka iyo Imaaraatka Carabta oo duqeymo la beegsaday Daacishta Puntland ku sugan
Published
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo kuwa Imaaraadka Carabta ayaa fuliyey duqeymo lagu beegsanayo bartilmaameedyo militari oo kooxda Daacish ee dagaalka kula jirta Puntland ay ku leedahay buuralleyda Calmiskaad.
Wasiiru dowlada madaxtooyada Puntland Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur. ayaa sida weerarka u dhacay iyo khasaaraha uga warramay BBC.