Dhegeyso: Qoyska wiilkii Gaalkacyo lagu kufsaday laguna dilay oo BBC-da la hadlay

Qoraalka Codka, Wiilkan ayaa la weysanaa habeenkii Jimcaha iyadoo markii dambe meydkiisii la helay
Dhegeyso: Qoyska wiilkii Gaalkacyo lagu kufsaday laguna dilay oo BBC-da la hadlay
Published

Xilli fiid ah ayuu willka yar ka soo baxay guriga walaashiis oo uu ku noolaa oo ku yaalay xero barakac oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, isaga oo doonayay inuu aado guriga eedadiis, sida uu noo sheegay adeerka wiilka.

Adeerka wiilka ayaa dhacdadan xanuunka leh uga warramay weriyaha BBC-da Saxnuun Axmed.