Dhegeyso: Ninkii jidka uga dhaqaaqay dameerkii uu magtiisa qaatay iyo sheekooyin kale
Dhegeyso: Ninkii jidka uga dhaqaaqay dameerkii uu magtiisa qaatay iyo sheekooyin kale
Published
Dameerahu waxay ka mid yihiin duunyada Soomaalidu ay dhaqato islamarkaasna mar ahaa gaadiidka ugu muhiimsan dhulka Soomaalida. Laakiin uma daryeelaan sida ay ugu adeegtaan. Haddaba, Ibraahim Dhuxul oo ka mid ah qoreyaasha Soomaaliyeed ayaa dhawaan soo saaray buug uu uga hadlayo dayaca dameeraha iyo suugaanta laga tiriyay.