Bisad xildhibaan ka hakisay shir uu ku jiray

Qoraalka Muuqaalka, Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay shir uu kula jiray guddi xildhibaanno ah, kaasoo qaab muuqaal ah uu uga qeyb galayay. Shirka waxaa xildhibaan John Nicolson ka qastay bisad gurigiisa joogtay oo seynteeda ku qarisay wajigiisa. Muuqaalka ayaa laga arkayaa xildhibaanka oo bisadda ka codsanaya inay seynteeda dajiso.
Published

SNP MP John Nicolson’s cat brought a temporary halt to a Parliamentary committee with a partial appearance via webcam.

Rojo brought laughter to Department for Digital, Culture, Media and Sport questions about subtitles on children’s TV, even though only the cat’s tail appeared, and was grabbed by her owner.

Images: www.parliamentlive.tv