Cudurka Corona: "Waxaan waqtigeyga la qaataa 70 caara-caaro"
Published
Hadda ka jeeso muuqaalkan haddii aad ka baqeyso caara-caarada! Caitlin Henderson oo xanaaneysa waxay la nooshahay 70 xabo oo xilligan xayiraada kula jira qol.