Sawirada Museveni oo dib ugu laabtay beertiisa

Published

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa dib ugu laabtay beertiisa. Wuxuu sii joogi doonaa muddo isbuuc ah.

Beeralayda ayuu tusayay sida loo beero loona waraabiyo mooska
Qoraalka sawirka, Beeralayda ayuu tusayay sida loo beero loona waraabiyo mooska
Kolanyadii gawaarida ee wehlin jirtay wuu ka soo tagay oo wuxuu wataa baaskiil uu biyaha ugu soo dhaamiya beertiisa
Qoraalka sawirka, Kolanyadii gawaarida ee wehlin jirtay wuu ka soo tagay oo wuxuu wataa baaskiil uu biyaha ugu soo dhaamiya beertiisa
Dadka deegaanka qaarkood ayuu barayay sioda loo beero mooska
Qoraalka sawirka, Dadka deegaanka qaarkood ayuu barayay sioda loo beero mooska
Wuxuu wataa baaskiil uu biyaha ugu soo dhaamiya beertiisa. Beeralyda oo xitaa damcay iany caawiyaan ayuu ka diiday
Qoraalka sawirka, Wuxuu wataa baaskiil uu biyaha ugu soo dhaamiya beertiisa. Beeralayda oo xitaa damcay inay caawiyaan ayuu ka diiday
Beeralayda ayaa ku soo xoomay si ay u ddawadaan madaxweynaha
Qoraalka sawirka, Beeralayda ayaa ku soo xoomay si ay u daawadaan madaxweynahooda
Beeralayda ayaa ku soo xoomay si ay u ddawadaan madaxweynaha
Qoraalka sawirka, Beeralayda ayaa ku soo xoomay si ay u ddawadaan madaxweynaha
Beeraleyda ayaa u soo daawasho tagay madaxweynahooda oo beertiisa ka shaqeynayo
Qoraalka sawirka, Beeraleyda ayaa u soo daawasho tagay madaxweynahooda oo beertiisa ka shaqeynayo
Beeralyda ayuu xog wareystay.
Qoraalka sawirka, Beeralyda ayuu xog wareystay.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo ku sugan beertiisa
Qoraalka sawirka, Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo ku sugan beertiisa