Sawirrada indhaha soo jiitay ee Olimbiga

Published

Qaar ka mid ah sawirrada indhaha soo jiitay ee laga qaaday Olimbiga ka bilawday magaalada Rio ee dalka Brazil

Ciyaryahanada Bermuda waxay soo xirteen dabagaabkooda Bermuda loo yaqaanno
Qoraalka sawirka, Ciyaryahanada Bermuda waxay soo xirteen dabagaabkooda Bermuda loo yaqaanno
Reer Boortaqiisna jiinisyadan ayay soo xirteen
Qoraalka sawirka, Reer Boortaqiisna jiinisyadan ayay soo xirteen
Reer Indonesia iyaguna sidanay u soo labisteen
Qoraalka sawirka, Reer Indonesia iyaguna sidanay u soo labisteen
Ninka reer Tonga-na jidhkiisa iyo saliidda uu is mariyay ayaa indhaha soo jiitay
Qoraalka sawirka, Ninka reer Tonga-na jidhkiisa iyo saliidda uu is mariyay ayaa indhaha soo jiitay
Dharka dhaqanka ee Burundi
Qoraalka sawirka, Dharka dhaqanka ee Burundi
Reer Jamaykana waxaa adkayd in laga dhex waayo timaha Shelly-Ann Fraser-Pryce
Qoraalka sawirka, Reer Jamaykana waxaa adkayd in laga dhex waayo timaha Shelly-Ann Fraser-Pryce
Dumarka Brazil oo dhar calankooda laga sameeyay qaba ayaa iyagana soomaray goobta
Qoraalka sawirka, Dumarka Brazil oo dhar calankooda laga sameeyay qaba ayaa iyagana soomaray goobta
Mozambique-na qaabkan ka gadisan kuwii hore ayay la yimaadeen
Qoraalka sawirka, Mozambique-na qaabkan ka gadisan kuwii hore ayay la yimaadeen
Gabdhaha dalka Hindiya ee ciyaaraha ka qaybgalaya
Qoraalka sawirka, Gabdhaha dalka Hindiya ee ciyaaraha ka qaybgalaya
Ciyaaryahanada Norwayna naqshadan indhaha soo jiidanaysa ayay la yimaadeen
Qoraalka sawirka, Ciyaaryahanada Norwayna naqshadan indhaha soo jiidanaysa ayay la yimaadeen