Waxbarashada iyo cudurka corona: Puntland sidey u sameyneysaa waxbarashada online-ka ah?

Published

Puntland ayaa bilowday waxbarasho dhanka internetka ah maadaama Iskuullada ay xiran yihiin.