Coronavirus: "Carruurta way nagu badan yihiin, wax ma bari karno, mana xakameyn karno"

Published

"Carruurtii wax ma bari karno, ma xakameyn karno wayna nagu badan yihiin", ayey tiri mid ka mid ah waalidiinta qurbajoogta ah ee dhibta kala kulmay carruurta iskuullada laga soo fasaxay coronavirus aawadii.