Baasaboorka aad haysato awood ma leeyahay? halkan ka ogow jawaabta

Published

Awoodda baasaboorka waxay muujineysaa galaangalka uu dal ku leeyahay caalamka.