You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
BBC oo baaritaan ku ogaaday dumar Afrikan ah oo jirkooda looga ganacsado Hindiya
Published
BBC ayaa badhitaan qarsoon ku sameeysay,haweenka afrikaanka ah ee Hindiya loogu tahriibiyo si ay jidhkooda uga ganacsadaan. Daawo warbixintan.