You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Daawo guriga guur guura ee dalka Itoobiya
Published
Ninkan oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa gaarigiisa ka dul sameeyay guri ka kooban 8 qol, wuxuuna sheegay in ay ku qaadatay muddo 3 sano ah.