You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Garowe oo laga hirgeliyay sheybaar lagu baaro dembiyada kala duwan.
Published
Waxa magaalada Garowe ee Puntland laga hirgeliyay sheybaar la sheegay in loogu talo galay baaritaanada la xiriira kufsiga iyo dembiyada ka dhaca deegaanadaasi.
Masuuliyiinta wasaarada caafimaadka ee Puntland ayaa sidookale sheegay in sheybarkan loo adeegsan doono baritaano kale.
Mohamed Ali Farah oo ah agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ee Puntland Ayaan arintaasi ka wareysanay, wuxuuna u waramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.