You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
DAAWO: Tuullo ku taalla Taliyaaniga oo maalin kasta dhulka dillaaco
Published
Musiibo ayaa ka taagan deegaan ku yaalla dalka taliyaaniga oo lagu magacaabo Ponazano. Maalin kastaa hal mitir ayaa dilaacaysa, waxaana halkaasi laga raray dad badan.