Wareysi abaaraha ka jira goboladda dhexe ee Soomaaliya

Published

Deegaanno badan oo Soomaaliyeed ayaa abaaro xoogan ka taagan yihiin, waxaa ka mid ah Goboladda dhexe ee dalka, Deegaanka Galinsoor ee maamulka Gal-Mudug

Cabdulaahi Cadceed Jimcaale (Afarindhood) oo ka mid ah odayaasha deegaanka Galinsoor ayaa khadka telefoonka ugu waramay wariyaha BBC Mowliid Xaaji Cabdi. wareystay saameynta abaaruhu sida ay u saameeyeen dadka iyo iyo duunyada.