Maxamed Cabdi Alto waxa uu ku luuqeeyaa heesaha Soomaaliga, kuwa Suudaan iyo luuqado kale

Published

Maxamed Cabdi Alto oo ku nool Jabuuti waxa uu ku luuqeeyaa heesaha Soomaaliga, kuwa Suudaan iyo luuqado kale