Safiirkii ugu horreeyay ee ay Soomaaliya ku yeelatay UK
Safiir Cabdulkaadir Axmed KHeyr, ayey shaley ay ka guddoontey waraaqihiisa aqoonsiga boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth II.
Safiirkani wuxuu noqonayaa safiikrii ug horeeyey ee ay dowladda Soomaaliya u magacawdey Ingiriiska oo laga guddoomo waraaqihiis aqoonsiga.
Maxay uga dhigan tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed 30 sano kadib, iney helaan safiir buuxa oo u fadhiya dalka Ingiriiska?
Su;aalahaas iyo kuwo kale ayuu Danjiraha uga jawaabay wareysi khaas ah oo uu siiyay BBC-da.