Dhageyso: Wasiirka Ganacsiga Puntland oo ka sheekeynayay sida hadda xaaladdiisa ay tahay

Published

Wasiirka Ganacsiga Puntland ayaa BBC Somali uga warramay xaaladdiisa hadda ka dib markii laga helay fayraska corona.

Wasiir cabdullaahi cabdi Xirsi wuxuu u warramay Weriyaha BBC Kawsar Maxamed.