You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Saamaynta uu weerarkii Dusit D2 ku yeeshay Soomaalida Nairobi
Published
Ka dib markii ay soo shaac baxday in dabley hubaysan ay weerar ku qaadeen dhismaha Dusit D2 ee xaafada Westland ee Nairobi, ayaa Soomaali badan oo ku nool caasimadda waxaa la soo gudboonaaday walaac xooggan. Madixii hore ee BBC Somali, Maxamed Cabdullahi ayaa uga warramay Farxaan Maxamed Jimcaale.