Wiil dhallinyara ah oo tix gabay ka tiriyay rafaadka tahriibka

Published

Wiil dhallinyara ah oo tix gabay ah ku cabbiraya rafaadka uu ku soo arkay tahriibka Liibiya.